Jacfar” in uu wax ka qabto Amiga Caafimaadka iyo Waxbarashada waxaana kula shaqeyn doono 360 ka mid ah ciidamada qarsoon
Amiga ka jira Dagmada dayniile oo tusaale looggu soo qaatay in kalfadhiga oo baarlamaaku ku qabsoomi karo
hase yeeshee xildibaanada deegaanka laga soo doorto ayaa xusay in aan lagu arki karin Askari sheeganayo ciidanka xooga dalka oo hub la dhaxmarayo .
Gudomiyaha Gobolka banaadir ayaa shaac ka qaaday in aan jacfar lagu soo xulin jufo gacan saar laaluusha eex iyo nin jecleysi base uu yahay gudoomiye mudan laguna soo xushay kartidiisa iyo in uu dagmada gaarsiin karo heer isku filnaasho dhankastaba