Home Afsomali Gaari ay leedahay shirkada hormood oo laga qof ku dilay shaaga dardarid

Gaari ay leedahay shirkada hormood oo laga qof ku dilay shaaga dardarid

Laba Ruux ayaa geeriyootay halka hal qof uu dhaawacmay kadib Shil Gaari oo Maanta oo Khamiis ah ka dhacay agagaarka Saldhiga degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari nooca Xamuulka qaado ah uu jiiray Mooto Bajaaj ay saarnaayeen dad Shacab ah, iyada oo Ciidamada Ammaanka ay qabteen wadihii Gaariga

Goobjoogayaal ayaa warbaahinta dayniile u sheegay in Gaariga weyn ee Shilka galay ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, iyada oo dadkii Shilkaasi ku dhintay oo saarnaa Mooto Bajaajta  la geeyay Xarunta Hay’adda dambi barista ee CID-da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.