GEDO:- Madaxii hore ee hoggaanka shaqaalaha hey’adda Nabadsugidda & Sirdoonka NISA Abdul Kulane oo laga soo qaadayo gaarigii Bulletproof ka ahaa ee u yaallay degmada DOOLOW ee gobolka GEDO.
Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helay dad ku sugan degmada DOOLOW ayaa ii xaqiijiyay in gaarigaasi ay la socdaan 30 Askari oo ka tirsan ciidamo lagu magacaabo DUUFAAN oo lagu soo tababaray dalka ERETRIA HUBKA ay ku hubeysan yihiinna uu yahay QORYAHA loo yaqaano Sharpshooter-ka kuwaas oo dhawaan la keeni doono MUQDISHO, ka dib markii ay ka niyadjabeen socdaalkii Guddoomiyihii hore ee gobolka GEDO.
Qabashada howshan ayaa loo xilsaaray u qeybsanaha gobolkaasi ninka lagu magacaabo Bakaal Kooke. Ila soco. Abdulaziz Ali Ibrahim Xildhiban