Home Afsomali Geeri naxdin leh oo ku timid Cabdiqani Cusman Kabreeto maareeye ku xigeenkii...

Geeri naxdin leh oo ku timid Cabdiqani Cusman Kabreeto maareeye ku xigeenkii dakada magaalada Muqdisho

cabdi-qani-cusmaan-kabreeto

Tacsi Tiiraanyo leh geeridii ku timid Cabdiqani Cusman Kabreeto maareeye ku xigeenkii dakada magaalada Muqdisho

waxaan tacsi u direynaa eheladi qreaabadii iyo asxaabtii  iyo dhamaan reer cusmaan kabreeto ee uu ka geeriyooday  Cabdiqani Cusman Kabreeto oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

xaaji ciise siicow muuse Maxamed Afrax  xuubey heyle iyo dhamaan maamulka shaqaalaha dakada caalamig ah ee Magaalada Muqdisho maamulka somalisan,com waxay tacsi u dirayaan dhamaan shacabka somaliyeed gaar ahaana qoyskii ehelki asxaabtii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Cabdiqani Cusman Kabreeto

Cabdi qani ayaa mudooyinkaan danbe ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho

waxayna alle uga baryayaan in uu janadisii ka waraabiyo anagana samir iyo imaan buuxa naga siiyo aamiin inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.