Home Afsomali Geeri naxdin wariye Axmed Xasan oo ka tirsanaa V.O.A ayaa ku geeriyooday...

Geeri naxdin wariye Axmed Xasan oo ka tirsanaa V.O.A ayaa ku geeriyooday ispital ku yaal magaalada Muqdisho

Wariye Axmed Xasan Colaad ayaa u geeriyooday xanuun ku soo booday ka dib markii ay neeftu ku dhagtay.

Axmed Xasan Colaad oo ahaa Weriyihii VOA ee Muqdiso oo Ku Geeriyooday Muqdisho.

Ehelada Weriyaha ayaa Xalay Saqdhii Dhaxe uu ku geeriyooday isbitaalka Soomaali Jarmal ee Degmada Boondheere.

Waxaa La soo dirsan xanuun Deg Deg ahLaakiin lakiin markii danbe uu u geeriyyoday

Allaha u naxariistee  Axmed Xasan Colaad ayaa ahaa sxb  ka baxay bahda warbaahin iyo dhamaan ummadda somaliyeedbAllaha Naga Siiyo Samir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.