Home Afsomali Geerida ismaaciil tuuryare oo la xaqiijiyey

Geerida ismaaciil tuuryare oo la xaqiijiyey

Ilaahay ha naxariisto taliye Ismail tuuryare sargaal geesi ah wadani ah ayuu ahaa waxuuna geeriyooday
Isagoo xabada ugu danbeysa ku ridaayo cadowga
Isaga iyo ragii la shahiiday janatul fardowza ayaa Eebe uga baryayaa

Ciidanka uu hogaaminaayay taliye Ismail Tuuryare waxay u dhaxeeyeen tiradda 750 ilaa 800 Waxay kasoo jeedeen Beesha uu ka dhashay taliye ismail ee Murusade

Qorshaha waxuu aha inay qabtaan labadda dagmo Ceel-buur iyo Galhareeri & deegaanadda ku xeeran
Lakiin marki hore la nadiifiyo shabeeladda dhexe
Inta ay alshabaab ka joogto

Aadan yabaal oo ah dagmo ay dad somaliyeed dagan yahiin waliba dad Ehel ah waxaa ku weynay 200 wiil & in kabadan hadana waxaan diyaar u nahay meelkasta oo AS joogta in aan naf & Maal aan ku bixino

Taliye ismail waxuu kasoo dagaalamay hiiraan Sidoo kale Waxuu ahaa sargaalkii qabatay Dagmadda Xarardheere

Dagaal & Geeri naguma yara ee si loo faano ayaanan aqoon yaa ii sheegi Kara reerka 200 wiil hal subax waayay ee aan hadana laga maqleynin waan la anay Rukubaa niri

Biri marki Ceelbuur & Galhareeri la xoreyn tago oo labo wiil oo reera kale ay ku dhintaan yaan leysku mana sheegan

Dhiig rageed & dhibac roobaad xisaab ayay ku socdaan wiilashii shalay lagu laayay Aadan yabaal
Dhiigoodda biya ma ahan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.