Home Afsomali Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Wakiillo Ka Socda Bulshada Rayidka...

Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Wakiillo Ka Socda Bulshada Rayidka Ah Iyo Haweenka Soomaaliyeed

Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Wakiillo Ka Socda Bulshada Rayidka Ah Iyo Haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho, Jan, 05, 2022–Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Bulshada Rayidka ah iyo haweenka Soomaaliyeed.

Kulanka ayay uga wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee Golaha Shacabka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay sida ay uga go’an tahay Golaha Wadatashiga Qaranka in la dhageysto aragtida bulshada, si loogu kabo doodaha ku aadan doorashooyinka dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.