Home Afsomali Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay qabashada doorashada 8 kursi

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay qabashada doorashada 8 kursi

Guddiga Doorashada heer Dowlad Goboleed Galmudug ayaa shaaciyay qabashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb.

Kuraastaan waxaa qayb ka ah labo kursi oo kala ah #HOP138 iyo #HOP147 oo magaalada Guriceel looga matali doono Golaha Shacabka BJFS, kuwaas oo si weyn loo sugayey doorashadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.