Guddiga hirgelinta doorashada maamulka KGS SEIT waxa uu shaacinayaa qabashada doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay KGS, deegaan deerashada labaad ee Baraawe
Kuraasta Baraawe lagu dooranayo ee lashaaciyay iyo qabiilada ay kala yihiin
1. Hop#016 Biimaal
2. HOP#044 JIIDO
3. Hop#155 Garre
4. Hop#150 Garre
5. Hop#151 Biimaal
6.Hop#152 Biimaal
7. Hop#153 Shiikhal Hawiye
8. Hop#160 Begedi
9. Hop#161 Jiido
10. Hop#250 Begedi
11. Hop#080 Hintire
12. Hop#165 Jiido
13. Hop#173 Wadalan Hawiye