Home Afsomali Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashada oo shaaciyey tirada dacwadaha hor yaalla (Akhriso)

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashada oo shaaciyey tirada dacwadaha hor yaalla (Akhriso)

Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigay Cabashooyinka rasmiga ee ay go’aanka ka gaareen, Dacwadaha dib ay ula noqdeen Soo Dacwoodayaashu, cabashooyinka aan saxsanayn iyo 25 dacwo iyo wixii ku soo kordha kuwaasoo loo gudbinayo Gollaha Wadatashiga Qaranka marka ay soo idlaadan kuraasta Doorashooyinkoodu dhiman yihiin.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.