Home Afsomali Guddomiye ku-xigenka Amniga iyo Siyasada Mamulka Gobolka Maxamed Ahmed Yaboh iyo...

Guddomiye ku-xigenka Amniga iyo Siyasada Mamulka Gobolka Maxamed Ahmed Yaboh iyo Xoghayaha gud ee mamulka Gobolka Feysal Carale oo hogaminayay

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax oo hogaaminayay guddiga dabagalka iyo islaxisaabtanka degmooyinka ayaa maanta kormeeray Degmada Cabdicasiis.
Kormeerkan oo ujeedkiisu ahaa dardargalinta islaxisaabtanka iyo in si hufan loogu adeego bulshada Caasimadda ayaa madaxda maamulka Gobolka Banaadir kulan gaar ah la qaatay maamulka Degmada Cabdicasiis, iyaga oo ka dhageestay warbixina la xariira xaalada guud ee degmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.