Home Afsomali Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaah oo Xafiiskiisa ku...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaah oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Isutagga Imaaraatka Carabta (DAAWO SAWIRADA )

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuIsutagga Imaaraatka CarabtaIsutagga Imaaraatka Carabta u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Alcusmaan.

 

Danjiruhu wuxuu Guddomiyaha soo gaarsiiyay salaan sharafeed iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi, taas oo uu uga siday Guddoomiyaha Golaha Midnimada Qaranka ee Imaaraatka Carabta Mudane Saqar Gabaash.

 

Guddoomiyaha iyo Danjiruhu waxaa kale oo ay ka wada hadleen adkaynta xiriirka labada Dal, sidii ay Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta uga qayb qaadan lahayd gurmadka abaaraha ee haatan ka socda dalka, iyo waliba in la dhiso xiriir wax tar leh oo wada shaqayneed oo dhax mara Golayaasha Sharci dejin ee labada Dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.