Home Afsomali Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo markale dagaal ku dhawaaqay

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo markale dagaal ku dhawaaqay

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo Magaalada Moqokori kula hadlayay Ciidamo katirsan xoogga dalka iyo dadka degaanka ee hubka qaatay ayaa uga mahad celiyay sida ay ula dagaalameen Al-Shabaab oo ay degaano badan kala wareegeen.

Waxaa uu sheegay in dadka Reer Hiiraan aan waligood lagu aqoon inay ganbadaan, wuxuuna markale ugu baaqay inay sii wadaan dagaalka, isla markaana ay Guud ahaan gobolka Hiiraan ka saaraan Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.