Home Afsomali Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Madoobe oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Madoobe oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Kulanka Guddoonka labada aqal ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada gole ee Baarlamaanka dalka, habraaca dib u eegista dastuurka KMG ah ee JFS iyo arrimaha hortabinta u leh shaqooyinka Baarlamaanka 11-aad ee JFS.

DHAMMAAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.