Home Afsomali Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo caawa Muqdisho ugu geeriyooday...

Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo caawa Muqdisho ugu geeriyooday carona ama cofit 19

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Fadraal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen Dhakhaatiirta Isbitaalka Martini ee magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa waqtiyadii u dambeysay la xanuunsanayay cudurka COVID-19, kaasi oo lagu dabiibayay Isbitaalka Martini

Allaha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.