Home Afsomali Guddoomiye Madaale” Shacabka Muqdisho waxay go’doon ugu jiraan Amni darro & Al-Shabaab

Guddoomiye Madaale” Shacabka Muqdisho waxay go’doon ugu jiraan Amni darro & Al-Shabaab

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho Yuusuf  Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay godoon galiyen amni darada iyo dagalka al.shabaab lagu jiro taasina ay keentay daqkhliga dowladda in uu hoos u dhaco

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay in Shacabka Canshuurta laga qaado wax loogu qabto loona baahneyn in Canshuurta laga qaado  Shacabka ay ku soo aruurto mushaar oo kaliya.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in Shacabka MagaaladaMuqdisho ay  go’doon ugu jiraan amni darrada iyo dhibaatada Al-Shabaab.

Hadalkan ayaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho Yuusuf  Xuseen Jimcaale (Madaale) waxaa uu ka sheegay munaasabad uu Maamulka Gobolka Banaadir ku ansixiyay miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee sanadka 2023.

Previous articleNin 20 Jir Ah Ayaa Toogasho Lagu Dilay Dhowr Kalena Waa La Dhawacay Stockholm
Next articleDeni Iyo Karaash Oo Isku Khilaafay Sida Looga Fakcelinayo Xiisadda Laascaanood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.