Waraaqo lagu wargalinayo ergada ka qeybgaleysa doorashada iyo maamulada ayaa loo qeybiyey xaumaha laga maamulo qabaailada dooranaya xubnaha ka mid noqonaya aqalka hoose ee golaha baarlamaanka so socda .
Waraaqahaan ayaa waxaa soo saaray gudiga doodashayooyinka dadban si ay ugu wargaliyaan xiliyada doorashda madaxda maamulada ee hee gobol
Nuqul kamid ah Warqadan oo soo gaartay Shabakada Allbanaadir ayaa lagu cadeeyay in Beelaha dooranaya xubnaha Aqalka hoose ay soo asteeyaan kuraasta ay dumarka ku yeelanayaan Baarlamaanka Federaalka.
Waxaana nuqulo ka mid ah ay heshay somalisan ay u qoraayeen sidaan
Waxaa sidoo kale Warqada lagu cadeeyay in Jufadii kursi ka hesha aqalka sare in aysan mar kale xaq u laheyn in ay u tartanto Aqalka hoose, waxaa kale oo Warqada ku cad in Musharxii looga guuleeso Aqalka sare in uusan mar kale isku soo sharaxi karin Aqalka Hoose.
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka linkiga hoose
More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0