Home Afsomali Gudoomihii Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo mar kale gudoomiye dib loogu...

Gudoomihii Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo mar kale gudoomiye dib loogu doortay

Gudoomihii Aqalka sare cabdi Xaashi Cabdulaahi oo mar kale gudoomiye dib loogu doortay

Sanator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa mar kale ku guuleystay in uu noqdo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Ee Barlamanaka 11aad.

Doorashada guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka dhacday Teendhada Afisyooni ayaa waxa loo kala Helay sidaan:

Sanator Cabdi Xaashi Cabdullahi oo helay 28 Cod.

Sanator Saalax Axmed Jamac: 24 cod.

Sanator Cusmaan Abokar Mohamed Dubbe: 2 Cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.