Home Afsomali Gudoomiya Cabdi Xaashi oo marka loo doortay in uu noqdo xubin sanator...

Gudoomiya Cabdi Xaashi oo marka loo doortay in uu noqdo xubin sanator Aqalka sare ah

Doorashii ka dhacday teendhada afisyooni ayaa sanator cusub loogu doortay Cabdi Xaashi Cabdilaahi horey u ahaa gudoomiyaha sanatorada aqalka sare 4 sano ee ka soo dhaafay

Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Sanoter Aqalka Sare

Facebook

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana goordhow la doortay Sanoterkii ugu horeeyay.

Kursiga koowaad ee kuraasta Aqalka Sare Gobolada Waqooyi ayaa waxaa ku tartami lahaa Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Saciid Cumar Xuseen, balse waxaa kusoo baxay  Cabdi Xaashi markii uu tanaasulay Saciid Cumar Xuseen.

Sanoter Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu helay  44 cod oo gacan taag ah, waxaana ka aamusay labo xubnood.

Goordhow ayaa waxaa la guda geli doonaa doorashada kursiga labaad Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com