Home Afsomali Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Bnaadir oo Degreweto loogu Magacaabay Cabdi...

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Bnaadir oo Degreweto loogu Magacaabay Cabdi Naasir Cali Maxamed

Wasaarada ganacsiga iyo Warshadaha ayaa dib u dhistay Rugta ganacsiga iyo warshada Gobolka banaadir waxaana  wareegto lagu magacaabay gudoomiye iyo laba gudoomiye ku xigeen

hadaba Cabdi Naasir Cali Maxamed  oo ah Gudoomiyaha Rugta Ganacasiga iyo Warshadaha Gobolkabanaadir oo ku magacaaban wareegtada ayaa mahadcelin ka dib faahfaahiyey  baahida loo qabo in dib loo yegleeyo Ragta ganacsiga iyo warshadaha Gobolka banaadir  oo uu sheegay in ay yihiin Maamul KMG ah

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.