Home Afsomali Gudoomiye Cumar Abdullahi faraweyne ( Cumar fara weyne )oo ka tacsiyadeeyey...

Gudoomiye Cumar Abdullahi faraweyne ( Cumar fara weyne )oo ka tacsiyadeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta

Gudoomiyihii  Gobolka Nugaal cumar Abdullahi faraweyne ( Cumar fara weyne ) ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta

Waxaan tacsi udirayaa Taliyihii hore ciidanka darawiishta puntland Gen: crisaaq sheekh cisman (calibadiye) Janatul fardowsa allaha ka waraabiyo

Ehelladii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan Aamin aamin cumar Abdullahi faraweyne Gudoomiyihii hore ee gobolka nugaal ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaasi oo daryeel caafimaad ahaan Dowlada Puntland Satae ugu  qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.