Home Afsomali Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah Kalfadhiga 52aad

Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah Kalfadhiga 52aad

Gudoomiyaha Golaha Wakiilda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah ee xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay ugaa doodi doonaan int lagu guda jiro kalfadhiga 52aad ee Baarlamaanka  Puntland.

Qodobada ee ku   jira Ajandaha waxa  ka mid ah oo ugu weyn go’aan ka gaarista doorashada madaxtinimada Puntland ee 2023/2024.

Ka doodista xaaladda amniga Puntland gaar ahaanna amniga caasimadda Garoowe ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha.

Ka doodista xaaladda gobolka Sool oo uu ka socdo dagaalka Laascaanood ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha iyo qodobo kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.