Halkaani waa Xafiiska Qaranka ee Tirakoobka Qaranka Soomaaliyeed” kaas oo la dhammaystiray dhismihiisii dhowrkii bilood ee ugu dambeeyay sannadkan 2021 -ka.
waa xaruntii hore ee Xisbiga Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed, hadda waxaa la qorsheynayaa in lagu saleeyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xarunta xafiiska fulinta ugu sarreeya ee dowladda federaalka Soomaaliya 🇸🇴.
Waxaa jira horumar aad u wanaagsan marka la eego dhisidda kaabayaasha iyo hay’adaha dawliga ah si loo helo adeegyo gaarsiinta bulshada. Waxaa muhiim ah in la joogteeyo iyadoo la xoojinayo waxa aan dalka ku hayno awooddeena maaliyadeed si aan ula jaanqaadno dalalka horumaray oo aan dhaafo kuwa aan hadda isku bogga nahay.
https://youtu.be/CVFgut_L8kY