Home Afsomali Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo looga yeeray xarunta baarlamaanka

Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo looga yeeray xarunta baarlamaanka

Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee maamulka Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo.

Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan shaqadiisa u jeedin doona xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo maalmahan danbe ku mashquulsan la-xisaabtanka xukuumadda.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale xafiiska Hanti-dhawrka su’aalo ka weydiin doona shaqada uu u hayo shacabka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.