Home Afsomali Hawlgallo ka socda koofurta gobolka Mudug

Hawlgallo ka socda koofurta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Halkaas uu ka bilawday Abaabulka howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay iska  kaashanayaan ciidamada dowlada Federaalka & Ciidamadda Maamulka Galmudug.

Ciidamada is garab sanaya ayaa  Hawlgalladada ka wada deegaanno hoostaga wisil, Qaayib iyo degmada baxdo oo ka tirsan Koofurta gobolka Mudug

Sidoo kale  Saraakiisha Ciidamada Dawada ee ku  sugan Koofurta Gobolka mudug  ayaa sheegay in ay doonayaan in Al-Shabaab laga saaro deegaannada maamulka Galmudug uu ka taliyo.

Ciidanka Hawlgalka ka wada Koofurta Gobolka mudug ayaa  Safar dhul ka ah ku tagay Koofurta gobolka mudug waxana ay ka amba baxeen magaalada muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.