Home Afsomali Hees ku jirtay riwaayad la dhigay 1968dii oo weli la jecel yahay...

Hees ku jirtay riwaayad la dhigay 1968dii oo weli la jecel yahay Qaraami ahaa

Dabar iyo hogaan iyo  Dani seems weeyaan
Iga duulay xoolihii adne kaama daahnee
Dib inaan u dhoofaan taladii ku deystee
Aan kula dardaarmee ragtag sii daryeeloo
Adntu waa I anyhow ingeys duljoognee
Dalkalaan dagayaa dubaaqaaga ka saar
Waan duulayaayee dagmoy iisoo ducee
Waa kuu danbeystaa dacarow ha deg degine joog
Waan duulayaayee degmooy ii soo ducee

Ragu socodka woow door hadii moowku daayee darbi lama fadhiistiyo halkii kuu daraatee
Koley hadaan  wax daaqiyo duunyo iiga fonteyn

Doqonimo weeyaan inagoo duljoognaa
Duunyo meel ku oodneeyd soo dareerin meyside
Dalkala taa ka deyreyd halkaa nooga door

Waan duulayaayee degmoow ii soo duceey

Wey noo danbeysaa dacron ha deadening joog
Dacar waan duulayaayee

Wey noo danbeysaa

Doqon baan ogsooneyn darxumada ku foo Lee
Dugsan mayo geeluba dudadii yagleel
Si uun laguma daayoow xidigaa is doorshoo
Door iyo abaarbaa kolba midi danbeeyaa

Kol hadaadan deyneyn kanga dacron maayee
Dowga aad mareysuu dating kuu hareeyuu

Waan duulayaayee ii soo ducee

Ducaan kugu labeeyee dacarow  ii soo  dadaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.