
heshiiskaan heshiisaa ka horeeyey Heshiis Qarsoonaa Mudo 16 sano
Dowladaha Kenya Ethopia iyo Eritrea iyo beesha caalamka 2006 dii in heshiis Qarsoon
Oo Somalia da laga qarinayay jiro
Kadib markii beesha caalamka ogolaatay in ciidamada safka hore ee Somalia daris ka la ah loo ogolaaday inay Qayb ka noqdaan ciidamo da nabad ilaalinta waagaas inay shardi ka dhigeen Xaq u lahaanshaha ciidamadooda iyo dhiiga ay u daadinayaan somalia Ta bedelkeed ay Xaq ku yeeshaan Somalia
1 Eritrea Ay Qaadato dhulka aan waligiis laga heshiin ee ay Djibuti ka haysato
2 Ethopia na Ay Qaadato Koonfur galbeed Xaqna Ku
Yeelato Madaama dhiigooda u Daadinayaan Dowlad somaliyeed
3 Kenya Na Qaadaya jubaland xaqna ku yeelato Gobolka maadaama ay Dhiigooda u daadinayaan Somalia
Mudo daa oo hada laga joogo 16 sano Ethopia Ciidankeedu kama bixin Konfur galbeed weligeed
Eritrea ciidankeedu na kama bixin jabuti
Kenya ciidankeedu na kama bixin jubaland
Xogtaas wa rumaystay anigu
Sababta na waa sidan
Tan iyo 1960 Markii Somalia xornimada Qaadatay waxa la dhahaayey NFD Kenya ma haysan karto waa ka baxaysa somali lama kala xiri karo
Waa la xoreynayaaa
Tan iyo 1960 Waxa la dhahaayay Ethopia dhulka Somali galbeed ma qaadan karto waa laga xoreynaa
Hadaba riyo Maalmeed ka somali isu sheegi jirtay maanta na wataaas Meeshaas sooo Gaartay
Maqaleey War la aay
Ma lagu waramay