Gudomiye ku xigeenka 1aad ee barlamanka hirshabe siraaji sheikh Isxaaq oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutuboow iyo wafdi balaaran oo uu horkacayey
Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutuboow oo ah Wabarka Mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed ayaa lagu soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho.oo mudo 14 sano ah Muqdisho ka maqnaa howlo nabadeyn ahna ku soo marayey gobolada hiiraan bakool iyo dhulka Somalida Ethiopa kana soo kicitimay magaalada baladweyne ee gobolka Hiraan ayaa soo gaaray Muqdisho .
Diyaradii siday ayaan markey soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho wafdiga balaaran ee uu horkacayey Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutuboow waxaa sidiiran ugu soo dhaweeyey gagida diyaradaha ay caga dhigtaan ee Adan Cabdulle Cidan adan Cade wasiiro xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Somaliya, xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan hirshabelle duubabka dhaqanka dhalinyaro iyo haween gudomiye ku xigeenka 1aad ee barlamanka hirshabe siraaji sheikh Isxaaq sanato Xasan iidow Xasan Kobac Xildhibaan sahuur Xaaji colow oo ka tiran baarlamanka golaha shacabka rahmo maxamed Buule wasiirka wasaarada haweenka hirshabelle ayaa soo dhaweynta garoonka magaalada Muqdisho loogu sameeyey Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutuboow ugu horeyntii ka hadlay .
Duubabaka dhaqanka beelaha Somaliyeed ayaa ka hadlay oo uu horkacayey islow Cismaan Sheikh Xasan ayaa ka hadlay soo dhaweynta garoonka Muqdisho loogu sameeyey Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutuboow
Ugu danbey Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutuboow ayaa dhamaan u wada mahadceliyey masuuliyiinta iyo qeyaha kala duwan ee bulshada Somaliyeed eek u soo dhaweysay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho