Home Afsomali Ilaalada Saciid Deni ayaa toogasho ku dilay hooyo Maryan Axmed Caato sababta...

Ilaalada Saciid Deni ayaa toogasho ku dilay hooyo Maryan Axmed Caato sababta sii aqri

Ilaalada Saciid Deni ayaa si aan ka fiirsasho lahayn waxay u dileen Maryan.

Maryan Axmed Caato Waxay Safar Ugu Socotay Garoowe , hase Ahaatee Kolonyo Baabuur Ah Oo Uu Watay Madaxwaynaha Puntland Ayaa Rasaas Ay ku Fureen Gaarigii Ay Saarnayd waxey sababtay Inay U Geeriyooto , Walina Madaxtooyadu kama hadlin, Lamana Soo Qaban Askartii Falkaas Gaystay

 

Allaah haw naxariisto marxuumadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.