Home Afsomali Ilhan Cumar oo markale guuleysatay

Ilhan Cumar oo markale guuleysatay

 

Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka.

Doorashadda ay Ilhan Cumar ku guuleysatay ayaa noqonaysa tii ugu adkeyd ee ay gasho intii ay bilowday loolanka siyaasadeed ee dhowrka jeer laga soo doortay gobolka Minnesota. kaddib markii ay ku guuleysatay doorashadda isreeb-reebka ee xisbiga DFL.

Ilhan Cumar ayaa musharax malatalaya xisbiga Jamhuuriga la tartami doonta bisha November 2022.

Sidoo kale waxaa jira musharriiin kale oo Soomaalia ah oo isugu jira rag iyo dumar oo iyana ku guuleystay doorashadii is reeb-reebka ee xalay ka dhacday dalka Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.