Home Afsomali Isrisaaseyn xoogan oo dhaxmartay laba ciidan oo ka wada tirsan kuwa dowlada

Isrisaaseyn xoogan oo dhaxmartay laba ciidan oo ka wada tirsan kuwa dowlada

DEG DEG: Ciidamo uu watay Gudomiyaha degmada jala laqsi Ee Gobolka Hiiraan iyo Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ayaa israsaaseen Xoogan ku dhexmartay Deegaanka Gubadleey ee Duleedka Muqdisho.

Israsaaseenta ayaa Timid ka dib markii Ciidamada amaanka Ee deganka gubadley Ay gudomiye Nur dhere Ka codsadeen in ay baaraan Gawaarida xamuul ah Ee uu masuul ka ahaa Gudomiye Nur dhere oo Ku sii jeeday Degmada jalalaqasi Sida aan Xogta ku helnay.

Waxaana Jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira Sida uu soo Weriyaheena gubadley  Halkan kala soco
Warbixintan oo dhamestiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.