Home Afsomali Jadwalka xubnaha Doorashada aqalka sare ee Somaliland

Jadwalka xubnaha Doorashada aqalka sare ee Somaliland

Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya
Xildhibaanada Labada Aqal ee SEIT2020-2021
Somalil and
The State Elections Implementation Team (SEIT)

REF: GDGWSL/05/021 Tr. 21.09.2021
Shaacinta Jadwalka Doorashada Aqalka Sare
Iyad 00 la fulinayo heshiisyadii kala duwanaa ee doorashada ee ku taariikhaysnaa 17kii Sebteember 2020, Idii Oktoobar,2020, 27kii May ,2021 iyo 22kii August 2021, iyada 00 la fulinayo jadwalkii guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee ku taariikhaysnaa 4tii September, 2021 00 tilmaamamaya in la soo dhammaystiro doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS). Iyada 00 laga duulayo soo-gudbinta liiska musharaxiinta ee aan hore uga codsanay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Rai’ sul Wasaare Ku-xigeenka, waxay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Labada Aqal ee Xildhibaannada Gobollada Woqooyi— Somaliland halkan ku soo gudbinayaan jadwalkan faahfaahsan ee qabashada doorashada Aqalka Sare
Taariikhda Sha adala abana o Wa ti a
Khamiis–23, sept 2021 Diiwangelinta, qabashada codsiga, xaqiijinta shuruudaha iyo shahaado siinta musharrixiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare e Soomaliland 9:00 AM—6:00 PM.
Sabti–25, sept, 2021 Diiwangalinta, qabashada codsiga, xaqiijinta shuruudaha iyo shahaado siinta Musharrixiinta u tartame sa KuraastaA alka sare e Soomaliland 9:00 AM- 6:00 PM.
Axad- 26, sept 2021 Tabobarka Ergada dooranaysa xildhibaannada
A alka Sare 9:00 AM— 4:00 PM.
Isnin-27, S t 2021 Hadal-•eedinta musharrixiinta A alka Sare 8:00 AM- 6:00 PM.
Talaada-28, sept 2021 Doorashada xildhibaannada Aqalka Sare ee Somaliland 8:00 AM- 6:00 PM.
Arbaca-29, sept 2021 Doorashada xildhibaannada Aqalka Sare ee
Somaliland 8:00 AM – 6:00 PM.
Khamiis 30, sept 2021 Doorashada xildhibaannada Aqalka Sare ee
Somaliland 8:00 AM – 6:00 PM.
Mahadsanid
Khadar Xariir Xuseen
Guddoomiyaha Guddiga Doorashoo d.

Email Address: Somaliland@doorashada2021.so 1

Jadwalka Doorashada Somaliland

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.