Home Afsomali Khadiijo Diiriye oo mar kale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ayaa u...

Khadiijo Diiriye oo mar kale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ayaa u mahadcelisay intii suurta galisay

Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ku guuleysatey kursiga tirsigiisu yahay #097, iyadoo kursigan ku fadhisay in muddo ah.

Doorashada ay kusoo baxdey xildhibaanad Khadiijo Diiriye, ayaa ka dhacdey xarunta maamul goboleedka HirShabelle ee Soomaaliya.

Waxaa jira xildhibaano kale oo tartanka doorashadoodu uu halkaasi ka socdo, iyadoo la rajeynayo in natiijadoodu ay soo baxdo galinta danbe ee maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.