Home Afsomali Koox garuumo ku hubeysan oo wariye ku garaacay magaalada Muqdisho

Koox garuumo ku hubeysan oo wariye ku garaacay magaalada Muqdisho

WariyeWariye maxamed cabdi cisman oo niman ay Ku werareen gurigiisa uguna hanjabeen iny dilayaan iyga oo dhawac gacanta ah ugaytag lamana garanyo sabab ay ay udhaawaceen wariyaha aad dadka LA jogay ayaa noo xaqiijiyey in dhawac gacanta ah ay gaadh siiyeen iyo melo kale o qabo dhawac dadka dhawaca uguayatay ayaa la sheegay haybtoodo ahay HABAR gidir Maxamed Cabdi Cisman oo niman ay Ku werareen gurigiisa uguna hanjabeen iny dilayaan iyaga oo dhawac ka gaarsiiyey gacanta

Rugaytagaga wariyaha dhaawaca jir dilka ah gaarsiiyey ayaan la gara neyn  sidoo kale lama  sabab ay ay u dhaawaceen wariyaha ayaa dadka la jogay xaqiijiyeen  in dhawac gacanta ah ay gaadh siiyeen koox budada watay waxayna ka garaaceen gacmaha iyo meelo kale oo jirkiisa ka mid ah

Wariye fara dheere ayaan haatan lagu dabibayaa gurigiisa

dadka dhawaca uguayatay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen mana jirto cid weli loo qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.