Home Afsomali Kooxda TPLF oo qabsatay Magaalooyin katirsan Itoobiya

Kooxda TPLF oo qabsatay Magaalooyin katirsan Itoobiya

Ciidamada TPLF ee dagaalka xoogan kula jira Ciidamada Itoobiya ayaa Sheegay inay qabsadeen degaanada Gugudo, Fokisa, Zebul, Mendefera, Kobo, Robit, Shoch Mariam iyo Tekuloosh oo dhammaantood katirsan Waqooyiga Itoobiya.

Dagaal-yahanada Tigray ayaa sheegay inay Dagaaladii Sadexdii maalin ee u dambeeyay socday ay ku Qabsadeen zegaannadaas oo katirsan Gobalka Axmarada.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa iyada oo Saacado kahor Dawladda Itoobiya sheegtay inay Ciidamadeda kala baxday Magaalada kobo.

Warsaxaafadeedyo kasoo kala baxay Dowladda Itoobiya iyo Maamulka dead degaanka Amxaarada ayaa dadka loogu baaqay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Kooxda TPLF.

Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay Madaxweynaha Puntland
Next articleHowlgallo dad lagu qabqabtay oo laga sameeyay Xaafado katirsan Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.