Aroortii hore ee maanta lagu arkay isla markaana ay shacabku ku soo xoomeyn Dhacdada Ninkani ka soo laalaada baale koronto awood badan leh ay ku rakiban tahay waxaana loo maleynayaa in uu Isku Dayay Inuu Furto Fiilada ama qalabka kale ee Shirkadda Beeco Lkn Nasiib daro korontadii ayaa ku qabata Wuuna dhintay.
Xaafadda Midnimo oo ka tirsan deegaanka Siinka dheer ee Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu arkay Meydka Nin xalay Koronto ku dishay deegaanka Siinka dheer.
Dadka deegaanka Xaafadda Midnimo ee deegaanka Siinka dheer ee Duleedka Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in saakay ay arkeen
Dhacdooyinka la xiriira dad ay dhorontada ayaa mar walba waxa ay ka dhacaan Muqdisho iyo Gobolada qaar,waxaana dhowr bil ka hor iil Dhalinyaro ah ay koronto ki dishay Xaafad ka tirsan degmada Warta-Nabada ee Gobolkan Banaadir.
balse waxaa jira oo dhacday xiliyo kala duwan in ay dad shacab ah Ku dishay wadooyinka muqdisho
Si kastaba ha u dhacdee ninkaan ayaan well aysan ka hadlin maanulka shirkada iyo masuuliyiinta kale we dowlada