Shacabka Dega Gobolada Sool ,Sanaag & Cayn Sanad Walba Siyaasiyiin Hore U Fashilmay Oo Hunguri Daneed Leh Ayaa Shir Uu Mashruuc Ku Raadinayo Ugu Yeera
Kadib Markii Uu Mashruuciisii Hirgalana Halkaa Kaga Dhaqaaqa Waxaan Dhalinyarada Wax Bartay Ee Goboladaas Ugu Baaqi Lahaa (
Hadii Labo Waraabe Kuu Heshiiyaan Midna Asxaan Kuu Samayn Maayee )
Dalkiina Gacmaha Isu Qabsada Oo Ka Hortaga Mashaariicda Hadba Inta Laydinku Qaato Magaciina Ku Soconaya Dal Iyo Dadna Aan Wax Loogu Qabanayn