Home Afsomali Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed

Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Soomaaliya ahna mudane ka tirsan Baarlamanka hadda jira Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegey inay lagama maarmaan tahay in la sameeyo dib u heshiisiin dhexmarta siyaasiyiinta iyo beelaha tabashada qaba ee Koonfur Galbeed.

Dib u heshiisiintan ayaa waxaa hore ugu dhawaaqey guddoomiyaha baarlamanka Sheekh Adan Madoobe, oo maalmihii tegay ku sugnaa magaalada Baydhaba.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan marna la aqbali doonin muddo korosiga uu sameystay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Mursal ayaa sheegay in loo baahan yahay in laftagareen degaanada Koonfur Galbeed uu ka abuurin khalalaase abuuri kara barakac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.