Home Afsomali Liiska Wadamada rakaabkii diyaarada saarna iyo Afar Somali ah oo ka mid...

Liiska Wadamada rakaabkii diyaarada saarna iyo Afar Somali ah oo ka mid noqotay waxaana ay diyaaradu isku dhaceen..

diyaarada ayaa warar aan si rasmi ah loo xaqiijin sheegayaa in ay isku dhaceen diyaarad aan cidi wadin oo hada ku jirtay

Waxaa Goobtii ay ku dhacday Diyaarada Ethiopian Airlines laga bilaabay ururinta Maydka iyadoo kooxaha Gurmadka ee Federaalku ay haatan ku sii qulqulayaan halkii diyaarada ku dhacday.

Cid kama badbaadin” diyaaradii qaraxday ee Itoobiyan Airline: Warbaahinta Qaranka.

Waxaa sarnaa 157 qof oo iskugu jira rakaab iyo shaqaalaha diyaaradda.

waxaa ku jiray ilaa 4 qof oo somali ahaa kuwaas oo dhamaantood wada geeriyooday warar kale ayaa sheegaya in dadka dhintay ee Somalida ah loogu diiwaan galiyey wadamadii ay passporka ka heysteen.

 

DEG DEG: Dadkii Ku Dhintay Diyaaradii Ethopian Airline OO La shaaciyey Dalalka

Ay U Dhasheyn

 

Jinsiyadaha dadkii ku dhintay diyaaradda Itoobiya

 

32 Kenyan

18 Reer Canada

9 Itoobiyaan

8 Shiinees

8 Talyaani

8 Ameerikaan

7 Faransiis

7 Ingiriis

6 Masaari

5 Jarmal ah

1 baasaboor Qaramada Midoobay watay

4 Hindi

4 Slovakia

3 Australia

3 Ruush

3 Sweden

 

 

 

2 Spain

2 Poland

1 Indonesia

1 Ireland

1 Rwanda

1 Sucuudiga

1 Somalia

1 Serbia

1 Nepal

1 Nigeria

 

2 Morokaan

2 Israaiiliyiin

1 Biljim

1 Ugandhiis

1 Yemeni

1 Sudaniis

1 Togo

1 Muzambiik

1 Norway

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.