Home Afsomali lix ku dhimatay Gaari dhayna ah oo mina kula kacday inta u...

lix ku dhimatay Gaari dhayna ah oo mina kula kacday inta u dhaxeesa tuulooyinka kurtan iyo girileey oo katirsan gobolka gado

Gaari dhayna ah ayeey mina kula kacday inta u dhaxeesa tuulooyinka kurtan iyo girileey oo katirsan gobolka gado  dadkii ayada gabi ahaan dadkii saarna gaari ay waxyeelo kasoo gaartay

Gaarigan waxa uu waday shidaal ,qudaar,iyo dad shacab ah ,waxa uuna miinada kula kacday wadada looyaqaan jayga taa oo dhacda xaduud beenedka kenya iyo soomaaliya dhimashada waxa ay gareysa ilaa 6 qof oo ahaa dhaman  kuwii saarna gaariga waxaana is kaashaday gaariga iyo shidaalki guud ahaan basbelay quduurta gaarisa saarna.

Goobtan ayaa lagu yaqaan in ay ku soo noqnoqdan qaraxyada noocan ah waana goob inta badan dagal ku dhexmara ciidamada Kenya ciidanka soomaalida iyo Al shabaabka kadagaalamo soomaali.

Isku dayo aanu kula xiriirnay mamulka deenadaas ayaa inoo suura galin si aan u helno xogta kusaabsan cida sida rasmiga ah kaga dambeeso falka

Wixii warar ee inugu soo kordho waxaad kala socon kartaan mareegta soomaalisan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.