Waxaa Markii 2aad Si Martinimo ah Ugaaska-Beelaha Garfuul utegayaaa Meel Ujirto dhulkiisa 90km isaga Siyaasiyiin Uu ka Mid yahay Musharax General iAbdullahi Mohamud Gaafow iyo Mustaf Shiikh Ali Dhuxulow iyo Corneel Nuur Xasan Guutaale iyo Abdi Ali Faarax iyo Husein Iidow Qaasim iyo Musharax Xiirey Muxudiin….
Inkastoo General Gaafow laga Muujinayo haduu Soo baxo inuu is bedel la imaanayo lkn inta kle Waa Wax isma dhaamaan Ku qanacsan ineey Dhulkoodi inta ilaabeen Marti ineey noqdaan Ku Qanacsan !….
Allow doqoneey Deb kaa ba’……
Celbuur Waligeed Cidlo Ma noqon lamana ilaabin inta Garfuul Uu hogaanka u hayay Hogaamiye Mohamed Qanyare afrax ➖Hilibi.
Sidoo kale Cidlo iyo Calool Xumo midne Ma noqon intii Hogaanka Garfuul hayay General Mohamed Shiikh Osman Meykaal iyo Dilixoow Jimcaale ➖Abakar .
Maanta Hogaanka Kheyre Gacanta Ugu jiro Dadkii na Waanajin lahaa oo Na Maamuli lahaa oo aan Garab taagneen Waa kuwaas Martinimo Noo Sii Wada!….