Home Afsomali Ma heysataa qori AK 47 ah Dabaalse ma garaneysaa si aad u...

Ma heysataa qori AK 47 ah Dabaalse ma garaneysaa si aad u heshid doolar badan Do you have an AK-47 and can you swim?’ turjumaadii Cabdulaahi Xasan

ak47

Su’aasha ugu horeeysa ay ku weeydiyaan waa maheystaa qoriga AK47 mana  taqaana dabaal. Tani waa qaabka burcadbadeed ay ku qortaan malishiyadooda.

Axmed waa madaxa ladagaalanka burcadbadeeda deganda Maamul goboledka Puntland kaa leh xeeb dherkeda dhanyahy 870 miles ama 1,400 Km waana meesha numbarka ugu badan burcadbaded ku gambadan.

Burcadbadeednimada waxaa ay aduunka ugu kacaday 700 milyan dollar sanadkii lasoo dhaafay sida laga soo xigtay hayada hayad arimaha badaha ka shaqeeysa taa oo ku gudajirto soo saarida qorshe  si caalami ah loola dagaalmo burcad badeeda.   Burcad badeednimada waxaa ay noqtay wax bahaay aduunka intiisa kale  ku faafay galbeedka Africa iyo

Gufl of Guinea Budcad badeeda tiknolajida Waxaa soo kordha qorshe kale oo caalmai kaa oo kuw qabiiro ku ah

tiknoljiayad casriga ay weerar ku qaadaan xogta iyo macluumadka shirkada iyo maraakibta wax daabul halka oo ay ka ogadaan maclumadk u sabsan meesha marka uu adaya iyo waxa uu wado.  Waxaana ay ka iibsadan

burcad badeeda bada joogt sidaa waa qaab wax fududeeye.

Tani waa qaabka u sahlo burcadeed ineey  baacsada dushana ka fulaana maraakiibta qaar iyga heeysto macluumad ku filan iyo xitaa konteenarda qaar numberksiooda. Sida uu nooshegay ninka layirahdo Bryan Sartin oo maamulo shirkada Mareykan  Verison Risk taa oo dabagasha xatooyada xogta

 

Qadadka internetka shirkada qaar ma casriyaan sababtoo ah waxaa ay dhex maquurayan biyaha bada. Tani waxaa fufudeeysa in kuwa xogta u dhaca ay kuxirtan qadkoda . la’aan fureyaal adaga xogta maraakiibta waa arin u sahasha iney hela qorshe ama qariida sid ay tirir Sian John chief strategies Symantec Diyaradha wax basaasa Burcad badeeda ayaa waxaa ay bilaabeeyn adeegsiga diyaradaha aan duliyaha laheeyn ee  wax basaasa ku waa u sahla sahmnita bada

maraakiibta ugu badan maraan iyo ineey hubiyaa maraajibta aan wadan ilaalo xoogan ama sida fudud loo qabankara. Hore waxaa ay ugu xirnan jireyn adeegisga qabab liito sida ilaalo bada u dhex joogta iyo kaluumeysto siisa macluumaad..

age captionThe use of drones to keep watch for pirates is increasing – but pirates have also used them to spy on shipping targets   si loola tacaalo arikan wadmada Africa iyo shirkada wax daabulow waxa ay xoga sarijireeyn ku dagaalnka qoriga dagaalkaa oo aan bada waxa ka qabankarin. Laakiin hadeer waa xiligi lagu dagalamilaha shabekedaha internetka iyo fasramoyinka casriga . diyaradaha aan cidna wadin kuwaa oo leh awood ay ku soo bandhigaan xitaa wajiga qofka  ayaa loo

adeegsan karaa si loo ogaado burcad badeeda loona aqoonsada meelaha xaas xaasiga sida Baba Al-mandab  oo gaca u dhexeye Yemen ,  Djabuti iyo Eratriya  sida uu leyahay  taaliyaha EU  hoowlgadalad somalia 2009 – 2011  Peter Hudson

shirkada  ayaa waxaa ay hadery soo wadaan diyarada aan  cidna wadin oo wax dilikar si loogula dagaalmo burcad badeeda hubeysan. . shirkadaha marakiibta dalalka Africa ayaa isku daya ineey ka guran ku xirnaasha isticmalka cidanka iyo qoryaha. Sababto  ah waxaa ku kacaan qiimo xogan wax faa’iido waxan ay ku dambeyna astaanta markabka oo cidan

xoog ku heystaan  mage copyrightNATO waxyabaha lasoo hindisey waxaa ka mid adeesiga gantaal shuuca laga hago iyo kuwo xanuun ku keeni karaa koxaha hubeysan  iyo shebekeda lagu weeraro maraakiibta. Midka mid ah kuwaa oo loo yaqna Barracuuda ayaa waxaa ay tahay shabaq laturayo taa oo doonta lagu tuuro dabin u noqonkarta aan awodin ineey dhaqaado ama rogikarto.  Waa lad sida gantaalka garabka laga rido taa wadata shabaq wire ka seysan doonta iyo dableyda ku qasbikaro iney qalibto ama ay xirxirmaan.

Sida ugu macqulsan isticmaalka tiknoljiyada lagu wada xariira ayaa  caawisey shirkada maraakiibta afrika iney wadagaan macluumaad ka burcad badeeda sida waxaa yirir  Ibrahim Ahmed Abdinoor  oo madaxa afrikan Shiping Line  iyo wadada diimeedyada oo si weeyn baraha bulshada uga xaraantimeeyo burcad badeednimada .

Lakiin dagaalka ka dhanka ah burcad badeed waa mid aan dhamaneeyn Qiimaha salida iyo shidaalka  sabeeynaya, burcad badeed waxaa ay kasaa hayameeyn xadida maraakibta shidaalka  waxaan ay bilabeeyn afduubashad ashaqalaha sandkan oo qura waxaa ay qafasheeyn 44 shaqale 22 waxaa lagu qabsaday dalka Nayjeriya tan marka loo babar bar dhiga aduunka oo

dhan oo a 10 horaantii sandka 2015 Ku dhowaada 70% shilalka burcad badeeda lama diiwangalsho

Dalalka gableedka Africa ilahada dad loo soo xakumay burcad badeednimo ma jiran dalka Naykeriya waxaa la krodhieye hoowlgada badaha. Marka loo eego hoowsha Mr Abdirizak Ahemd  oo reer Puntland ah iyo hoowlgalada caalmiga badaha waxaa sahashay hoos u dhaca ku yimada burcad badeeda somalia 90%. Dadaalka Mr Ahmed kazoo biloowday 2010

waaa muuiye inuu ku daalayarinka burcad badeednimo. Sida dekeda kismayo oo akle waxaa ay hada awooda ineey dhoogiso xoolo yar oo ari ah kaa oo loo dhoofiyo suuqa baahida badan ka jirta ee wadmada Qaliijka. Waxana ay isticmal doomo yayar . maraakiibta waa weeyn madoonayaan ineey ku soo xirtaan Kismayo cabsi ay ka qabaan

dekada iyo bada sida uu noshegay Mr. Abdinoor Africa Shipping line Sida hayada cuntad qarmad midobey sheegtay dhoofitna xoolaha somaliya waxaa ay ka jirta dhaqalaha meel sare 40%  amaanka badaha oo la

hagaajiyo ayaa kordhinkaraa. Ilaa 60% Burcad badeeda mas saameey oo qura maraakibta iyo gancsadata ee waxaa

ay sameeyen dhaqlaha aduunka taa oo u baahan   farsom casri ah lagu hakiyo,

tani waa ganacsi aan dhamaad leheyn ilaama aad ka dhimayto ama aad ka dharagto

“The first thing they ask you is if you have an AK-47 – and if you can swim,” says Abdirizak Ahmed.

That, he says, is what pirate networks want of their new recruits.

Mr Ahmed is head of counter-piracy for the semi-autonomous northern state of Puntland, which has 1,400km (870 miles) of Somalia’s coastline – and is home to most of its pirates.

Maritime piracy cost the world economy more than $700m (£528m) last year, according to Oceans Beyond Piracy, a non-profit organisation attempting to develop a globally co-ordinated response to the problem.

It has now spread far beyond Somalia to West Africa, with the Gulf of Guinea now regarded by many as having the most dangerous waters in the world.

What’s more, piracy has gone hi-tech.

Cyber-pirates

When pirates raid ships, they generally have a good idea what they’re after, because shipping databases are often surprisingly insecure.

Professional hackers break in online, steal ships’ manifestos and sell them on the dark web.

Canadian personnel from HMCS Fredericton intercepting suspected piratesImage copyrightNATO
Image captionCanadian naval personnel deployed in Africa intercept suspected pirates

This is why the pirates know exactly where to look, “down to the bar code and serial number of the shipping container, in some cases,” says Bryan Sartin, managing director of US company Verizon Risk, which investigates data breaches and cyber-attacks.

Servers aboard ships might not be regularly patched or updated, because of long stints on the water. This makes them easier hacking targets when they eventually do connect to the internet.

“An insecure inventory and loading-bills database is akin to drawing these pirates a treasure map,” says Sian John, chief strategist for the area with Symantec, a cybersecurity firm.

Freely available vulnerability scanners would identify most shipping companies’ security flaws, Mr Sartin says. And simple security tools, like two-factor authentication – whereby log-in details are supplemented by a security code generated by a separate device – would also help.

Drone raiders

Pirates have begun flying drones which they use to scout busy sea lanes for unguarded ships, lacking security crews or razor-wire.

Previously, they would rely on watchmen in ports and others posing as innocent fishermen, says Philippe Minchin, of BCB International, a firm specialising in life-saving and security equipment.

Catapult droneImage copyrightBSI
Image captionThe use of drones to keep watch for pirates is increasing – but pirates have also used them to spy on shipping targets

To address these challenges, African governments and shipping companies have been fighting fire with fire. That fight is not just on the seas. It’s now in the skies and over the internet.

Drones equipped with face-recognition technology are being used to look for known pirates and to act as surveillance scouts in high-threat areas such as the Bab al-Mandab strait between Yemen, Djibouti and Eritrea, says Vice Admiral Peter Hudson, who commanded EU maritime operations off Somalia between 2009 and 2011.

These companies are also developing “killer drones” that aim to scramble the GPS signals of the pirates’ drones and activate their return-to-home functionality.

Shipping firms in Africa are keen to reduce their dependence on heavily armed security teams, because they “cost a fortune and leave flag states uncomfortable with the fact that armed men wander around complex merchant ships,” says Vice Adm Hudson.

Web of intrigue

So other technologies are also being deployed.

Vice admiral Peter HudsonImage copyrightNATO
Image captionVice Adm Peter Hudson says harnessing the latest technologies in the anti-pirate battle is crucial

Recent developments have included laser dazzlers, directional sonic devices that cause pain to pirates, and spider-web nets that can entangle attacking vessels, says Vice Adm Hudson.

One entangling net device is the Barracuda, made by BCB International. It snags itself around an attacking small vessel and wraps it in webbing, thereby disabling it.

It can be fired by handheld compressed-air cannons, or by cannons controlled remotely from a ship’s bridge or an off-vessel control room, says Mr Minchin.

Most new equipment, like the Barracuda, has been non-lethal to reduce escalation of conflict – and the chance of innocent fishermen being killed.

In February 2012, two Indian fishermen were mistaken for pirates in a well-publicised incident. They were shot dead by Italian marines guarding an oil tanker called the MV Enrica Lexie.

Firing of Barracuda netImage copyrightBSI
Image captionThe Barracuda net can be fired from ship or shore

But simply communicating online has also helped, with Africa’s shipping businesses sharing information about pirate groups’ activities, says Ibrahim Ahmed Abdinoor, chief executive of the African Shipping Line.

And religious leaders taking to social media to criticise piracy has had a strong impact in Puntland, says Abdirizak Ahmed.

Vice Adm Hudson calls this approach “catch-a-pirate dotcom”.

Unfinished business

But the fight against piracy is a continuous struggle.

With oil prices sinking, pirates have shifted from stealing tankers’ contents, to abducting their crew. In the first half of this year, 44 crew were taken for ransom – 22 in Nigeria alone, says the International Maritime Bureau. This compares with 10 worldwide in the first half of 2015.

And 70% of piracy incidents go unreported, says Jon Huggins, a former US Navy officer and Oceans Beyond Piracy’s director.

A Somali coastguard patrols off the coast of Somalia's breakaway Republic of Somaliland on 30 March 2011Image copyrightAFP
Image captionThe EU has trained Somali coastguards in an attempt to tackle lawlessness off the East African coast

No-one has yet been jailed or prosecuted for piracy in West Africa, says Mr Huggins, though Nigeria has increased patrols.

The efforts by Abdirizak Ahmed in Puntland, and by international naval operations, have managed to reduce piracy incidents off the coast of Somalia by 90% since 2013.

Despite this, Mr Ahmed, who has been doing the job since 2010, says he feels “exhausted, and very frustrated”, because the repercussions of the Somali piracy crisis are still being felt.

Kismayo, a port in southern Somalia, can still only export goats and sheep to the Gulf in small boats. Larger ships remain unwilling to dock there, despite the port being safe, according to African Shipping Line’s Mr Abdinoor.

This means farmers inland from Kismayo can sell fewer animals to a hungry Gulf market. Although the port has a capacity to ship more than two million head of livestock annually, it presently ships less than one million.

Livestock contributes 40% to Somalia’s economy, according to the UN Food and Agriculture Organization. But with increased maritime access to Gulf countries, this figure could rise to about 60%.

So it’s not just the profits of shipping firms and merchants that are hit by piracy. Economies, too, are affected. The stakes are high in the hi-tech battle to tackle the pirates.

 

169 COMMENTS

  1. Ujeedu waa aynu wax dhacno ama aynu xad no iwm Lkn waligay kuman ka fikin taa xitaa ilbidhiq si yar nuyadayda soo may galin mana niyaysan wali gay? What else

  2. waxan haysta kan leh bekam ku xiran tahahy 1000 xabo e wax line ah miyad haysa teda kle wali wan u jakirayna burcada lkn aniga lacag wan ka helay waxana ka haysta hal laylo iyo bekamka marka hadi mar kale bilamsnayso wan so dhawaynayna

  3. Iska hadle madaa qori bafinaya adiga laftada in lagu baafindoon qorad ka hadlaysaye war wadankan somaliland waxa laguma yaqanee meel kale ula kac intanan lagu bafin sxb akay 47 ma haysabad iska leedahaye nacasaw

  4. Khadka ka bax yanay ku bafin kuwan dalka iyo dadka u daacada sxb dhinacaga la eega hadad rabto wanad lahayn ama baad aad doonayso sxb

Leave a Reply to Sakariye Josey Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.