Home Afsomali Maalinta isqaawinta oo looga dabaaldagay dalka mareykanka yaab iyo tacajib xoolaha oo...

Maalinta isqaawinta oo looga dabaaldagay dalka mareykanka yaab iyo tacajib xoolaha oo kale

sawrada-521

Guud ahaan dadka caalamka ayaa ku kala kuwan diimaha dhaqanka iyo aragtida waxaana dalka mareykanka maalhamaan ka socda xuska maalinta Isqaawinta iyo is naqshadaynta caalamiga ah .

Dabaaldagaan ayaa waxaa ka qeybgalay dad aad u badan kuwaas oo wadooyinka marayey iyaga oo qaawan mana jirin xishood iyo Cowro qarsi rag iyo dumarba

Intii ay socotay feystada ayaa waxaa ay qaarkood heeso ka qaadayeen taalooyinka iyo goobaha bulshadu iskuugu timaado

Waxaa lala daba socday caamirado waa weyn halka iyaguna sawiro iskaga qaadayeen moobilada gacanta .

Sawirada oo sidoo ay hooyadood ku dhashay ahaa ayaan ka gaabsaday in aan qaar tusaale u soo qaato

Dadka iyaga ayaa dalbanayey naqshada ay doonayaan iyo meelaha laga rinjiyeynayo mana jirin cid arinkaani la yaab ku noqdo

Baraha bulshada ay ku kulanto iyo youtube ka ayaa lagu faafiyey filimadaan anshax darada ah

Dadka ka qeybgalayey ayaa ku faraxsanaa in ay sidaan yeelaan mana muuqan wax ku kualifayey oo loogu garaabi karo.

waxay u socdeen sidii xoolaha oo kale mana tabeyn in dhar ka maqan yahay qof kastana wuu isla fiicanaa.

 

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.