Home Afsomali Maamulka Dhuusamareeb oo diiday in calanka maamul goboleydyada ka suro cidna aan...

Maamulka Dhuusamareeb oo diiday in calanka maamul goboleydyada ka suro cidna aan lagu arki karin xiliga ay socoto Booqashada madaxweyne Farmaajo

Waxaa Magaalada Dhuusamreeb ee Xarunta Galmudug Laga Mamnuucay Calanka Dowlad Gobaleedyada ay Sameesteen, inta lagu guda Jiro Soo dhaweynta Madaxweynaha iyo Shirka Dhuusamareeb.

Guddiga Farsamada ee Shirka Heshiiska Labada dhinac ayaa isku af gartay In La joojiyo Calamada Dowlad Gobaleedyada, Laakiin la ogol yahay oo Kaliya Calanka Jamhuuriyaha Soomaaliya.

Goobaha Ugu Caansan Magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha ee dhuusamreeb ayaa La suray Calanka Buluuga ah ee Qaranka.

Ujeedka Loo diiday Calamadaan ayaa ah in Madaxweyne Farmaajo uu Booqday Gooba  Dhowr ah Laguna Soo dhaweeyay Calamada Maamul Gobaleedyada Laakiin Dhuusamreeb aan Laga Ogalaan Doonin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.