Home Afsomali Maamulka Koonfur Galbeed oo kala diray Golihii degaanka degmada Xudur

Maamulka Koonfur Galbeed oo kala diray Golihii degaanka degmada Xudur

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku wargalisay Xubnaha Golaha deeganka degmada Xudur in waqtigoodi sanadkii hore dhamaaday isla markaana ay kala dirtay Golaha ayadoo si kumeel gaar ah xilka u sii heyn doonaan guddiga fulinta degmada oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha degmada, kuxigenadiisa iyo Xog-hayaha degmada xudur.

Sidoo kale Wasaarada ayaa sheegtay in dhawaan bilaabi doonto abaabulka dhisidda Golaha deegaanka ee degmooyinka waqtigoodi dhamaaday iyo kuwa cusub.

Sidoo kale Guddiga fulinta degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaanla faray inay waajibaada Shaqo gutaan ilaa iyo inta laga sameeynayo Golaha degaanka Degmada.

Previous articleMaxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?
Next articleQorshihii dib u celinta Qaxootiga Britain ku sugan oo la hakiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.