Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheikh oo goordhaweyd ogolaaday xasaanad ka qaadid masuuliyiin dowlada ka...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo goordhaweyd ogolaaday xasaanad ka qaadid masuuliyiin dowlada ka tirsan iyo in jeelka loo dhaadhiyo

Madaxweyne Xasan Sheikh oo goordhaweyd ogolaaday xasaanad ka qaadid masuuliyiin dowlada ka tirsan iyo in jeelka loo dhaadhiyo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Galabta oo ay Taariikhidu tahay 26. JUNE 2023 Ogolaada in la xabsiga la dhigo xubnaha kala ah.

1. Iraad Cabdi Aadan Agaasimaha waaxda Budget ka Wasaaradda Maaliyadda.

2. Bashiir Cabdullahi Faarax Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Arimaha Dibadda.

3. Agaasime katirsan Dowladda Hoose ee Gobolka Banaadir.

4. Danjire Maxamed Axmed Nuur Tarsan Safiirka Somalia ee Kenya.

5. Maxamuud Macalin Cabdulle Maareeyaha Hay’adda SODMA ee Gargaarka.

6. Maxamed Cali Nuur Xaaji Xoghayihii Joogtada ahaa ee Wasaaradda Arimaha Dibadda.

7. Axmednur Maxamed Uleex, Xoghayihii hore Xafiiska Ra’iisul Wasaaraaha.

8. Yaxye Ali Hareeri Xiriiriyihii Hay’adaha Gargaarka iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraaha.

Ragan ayaa lagu heystaa musuq maasaq iyo xatooyo xoolo dad weyne oo baaxad leh.

Labadda Taliye ee Booliska iyo Nabadsugidda ayaa lagu wargeliyay in ay waajibaad koodii si toos ah u gutaan, lana shaqeeyaan Hay’adda Cadaaladda.

https://www.facebook.com/mosheeno/videos/234332896043183/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.