Allah ayaa mahada iska leh waxaa maantay noo soo gaba gaboowday safarkeeni shaqo ee aan ku tagnay Dowlad goneleedka Jubaland gaara Ahaa magaalada madaxda kismaayo ? Ujeedada safar daadajinta Nimaamka kaarka aqoonsiga Qaranka Hayada aqoonsiga Qaranka safarka waxaa nagu Hogaaminayay Maareeyaha Hayadda aqoonsiga Qananka (NIRA) Mudane Abdiwali timacade . Waxaan Halkaan uga Mahad Celinayaa dhamaan Madaxda maamul gobeleedka Juba Land gaara Ahaan Madaxwayanaha maamul goboleedka Juba Land Mudane Axmed maxamed (islaam ) wasiirka Arimaha gudaha maxamed ibraahin (OOGLE) & dhamaan xubnaha golaha Wasiirada kusimaha agaasimahha guud & wasaarada Arimaha guda shaqaaleheeda gudoomuyaasha Gobolada jubada Hoose jubada dhexe GEDO soodawayn sharaf & milgo leh ayaad nasoo dhaweeyseen madax& shacab Juba Land Mahadsanidiin
Madaxda iyo shacabka Dowlad goboleydka Jubbaland oo si heer sare ah u dhaweeyey Maareeyaha Hayadda aqoonsiga Qananka (NIRA) Mudane Abdiwali timacade iyo wadi uu hogaaminayey iska markaana soo dhaweeyey sameynta kaarka aqoonsiga iyagoo balan qaaday in ay qaadan doonaan