No | Magaca | Qabiilka | Xafiska ama waaxda |
1 | Cabdifataax axmed maxamed | Awal/ciise muuse | Kaalinta shiidaalka |
2 | Cabdale cumar cismaan | Awal/s.muse/jibril abokor | qorshaynta |
Cabdifataax axmed maxamed waxa edo u ah marwada madaxwaynaha sahra cabdilaahi cabsiye
Halka cabdale cumar cisman uu xoghaye mubarik tani hoos dhigay madaxwayne muuse biixi sidaasna lagu hawl galiyay labadan wiil halka labadi wiil ee kala
No | Magaca | Qabiilka | Xafiska ama waaxda |
1 | Cabdirisaaq maxamud cabsiye | Faqashini | Gaadidka |
2 | Cabdiqani axmed maxamed | Dhulbahante /nuur axmed | qorshaynta |
Lagu daray shaqaalihi aan joogtada ahayn ee madaxtooyada lagana yaabo in la raaciyo shaqaalhi hore ee la dhimay.
Tani maaha marki kowaad ee madaxwayne muuse biixi cabdi iyo maamulka sare madaxtooyada ay talaabo umada ka nixisa oo nocan oo kale ah ay qaadan balse waa dhaqan ku cusub madaxtooyada somaliland oo aan hore looga baran
Lasoco qaybta danbe
Cali cabdiraxman cashuur