Home Afsomali Madaxwayne muse biixi oo 2 wiil oo reer laascanod ah ku badalay...

Madaxwayne muse biixi oo 2 wiil oo reer laascanod ah ku badalay 2wiil oo qoyskiisa ah iyo fadeexadaha dul hoganaya

 

No Magaca Qabiilka Xafiska ama waaxda
1 Cabdifataax axmed maxamed Awal/ciise muuse Kaalinta shiidaalka
2 Cabdale cumar cismaan Awal/s.muse/jibril abokor qorshaynta

 

Cabdifataax axmed maxamed waxa edo u ah marwada madaxwaynaha sahra cabdilaahi cabsiye

Halka cabdale cumar cisman uu xoghaye mubarik tani hoos dhigay madaxwayne muuse biixi sidaasna lagu hawl galiyay labadan wiil halka labadi wiil ee kala

No Magaca Qabiilka Xafiska ama waaxda
1 Cabdirisaaq maxamud cabsiye Faqashini Gaadidka
2 Cabdiqani axmed maxamed Dhulbahante /nuur axmed qorshaynta

 

Lagu daray shaqaalihi aan joogtada ahayn ee madaxtooyada lagana yaabo in la raaciyo shaqaalhi hore ee la dhimay.

Tani maaha marki kowaad ee madaxwayne muuse biixi cabdi iyo maamulka sare madaxtooyada ay talaabo umada ka nixisa oo nocan oo kale ah ay qaadan balse waa dhaqan ku cusub madaxtooyada somaliland oo aan hore looga baran          

Lasoco qaybta danbe

Cali cabdiraxman cashuur    

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g

Previous articleILAALINTA SIRTA  W/Q Farxaan Maxamed Xasan (Rakad)
Next articleVIDEO Raisal wasaare Kheyre “Dhaawacyada Culus waxaan u qaadeynaa dalka Dibadiisa”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.