Home Afsomali Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda federaalka ayaa ku soo dhaweeyey garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Waxaa uu ka qeyb gali doonnaa Shirka Madaxda maamul goboleedyada oo Muqdisho ka furmaya.

Shirkaan ayaa diirada lagu saari doonnaa Arrimaha Maaliyada iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.